সোমালি ভাষায় অনুবাদ- আব্দুল্লাহ হাসান ইয়াকূব

আল-কুরআনের অর্থের অনুবাদ

আব্দুল্লাহ হাসান ইয়াকূব অনূদিত।

QR Code https://quran.islamcontent.com/bn/somali_yacob

قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ

1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1].

[1]. Axad ah aan wax shariig ah lahayn.
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1].

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ

2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon [2].

[2]. Ee ah ma baahdaha loo wada baahan yahay.
2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon [2].

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ

3. Ma dhalin [3], lamana dhalin [4].

[3]. Macnaha waa ma leh ilmo. [4]. Macnaha waa ma leh waalid - aabbe iyo hooyo iyo xaas midna.
3. Ma dhalin [3], lamana dhalin [4].

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ

4. Mana jiro axad u dhigma [5].

[5]. Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo iyo cid wax la wadaagta midna.
4. Mana jiro axad u dhigma [5].