Header Include

Terjemahan Berbahasa Somalia - Yakub

Terjemahan Makna Al-Qur`ān Al-Karīm ke Bahasa Somalia oleh Abdullah Hasan Yakub.

QR Code https://quran.islamcontent.com/id/somali_yacob

إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ

1. Waxaanu ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).

1. Waxaanu ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ

2. Ee u tuko (Alle) Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).

2. Ee u tuko (Alle) Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).

إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ

3.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i1.

1. Abuu Hurayra a.k.r. waxaa laga soo weriyey in Rasuulkii Alle s.c.w. yidhi: Waxaan ku dhaartay Kan ay Gacantiisu ku jirto nafteyda, midkiinna ma ahaan doono mu'min dhan jeer uu aniga iga sii jecel yahay waalidki iyo ilmahiisa iyo dadka oo dhammi", (w.w. Al-Bukhaari).
3.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i1.
Footer Include