Header Include

Перевод на сомалийский язык - Абдуллах Хасан Якуб

Перевел Абдуллах Хасан Якуб.

QR Code https://quran.islamcontent.com/ru/somali_yacob

إِذَا جَآءَ نَصۡرُ ٱللَّهِ وَٱلۡفَتۡحُ

1. Markuu yimaado Gargaarka Alle iyo guusha (Furashada Makkah).

1. Markuu yimaado Gargaarka Alle iyo guusha (Furashada Makkah).

وَرَأَيۡتَ ٱلنَّاسَ يَدۡخُلُونَ فِي دِينِ ٱللَّهِ أَفۡوَاجٗا

2. Oo aad aragto dadka oo u soo galaya diinta Ilaahay (Islaamka) rac-rac (kooxo),

2. Oo aad aragto dadka oo u soo galaya diinta Ilaahay (Islaamka) rac-rac (kooxo),

فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَٱسۡتَغۡفِرۡهُۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابَۢا

3. Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, weydiisona Denbi Dhaaf. Hubaal Alle waa Toobad aqbal Badane.

3. Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, weydiisona Denbi Dhaaf. Hubaal Alle waa Toobad aqbal Badane.
Footer Include