Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub
Translated by Abdullah Hasan Yaqoub
لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ
1. Caadeysigii Quraysh darteed.
1. Caadeysigii Quraysh darteed.
إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ
2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).
2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).
فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ
3. Ee ha caabudeen (Allaah Keliya) Rabbiga Baydkan (Kacbada Makkah ku taal).
3. Ee ha caabudeen (Allaah Keliya) Rabbiga Baydkan (Kacbada Makkah ku taal).
ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ
4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin galiyay cabsi.
4. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin galiyay cabsi.
مشاركة عبر