Header Include

Vertimas į somaliečių k. - Abdullah Hasan Jakūb

Išvertė Abdullah Hasan Jakūb.

QR Code https://quran.islamcontent.com/lt/somali_yacob

وَٱلۡعَصۡرِ

1. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay waqtiga.

1. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay waqtiga.

إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ

2. Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.

2. Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ

3. Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, isuna dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).

3. Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, isuna dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).
Footer Include