الترجمة الصومالية - عبدالله حسن يعقوب
ترجمها عبدالله حسن يعقوب.
قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1].
[1]. Axad ah aan wax shariig ah lahayn.
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1].
ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ
2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon [2].
[2]. Ee ah ma baahdaha loo wada baahan yahay.
2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon [2].
لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ
3. Ma dhalin [3], lamana dhalin [4].
[3]. Macnaha waa ma leh ilmo.
[4]. Macnaha waa ma leh waalid - aabbe iyo hooyo iyo xaas midna.
3. Ma dhalin [3], lamana dhalin [4].
وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ
4. Mana jiro axad u dhigma [5].
[5]. Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo iyo cid wax la wadaagta midna.
4. Mana jiro axad u dhigma [5].
مشاركة عبر