الترجمة الصومالية - يعقوب
ترجمة معاني القرآن الكريم إلى اللغة الصومالية ترجمها عبدالله حسن يعقوب.
وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ
1. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka.
وَطُورِ سِينِينَ
2. Iyo Buurta Siinaay.
وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ
3. Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah),
لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٖ
4. Waxaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan.
ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ
5. Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya.
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونٖ
6. Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin jar aan weligi go’ynin (Janno).
فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ
7. Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)?
أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ
8. Sow ma aha Alle Kan u wanaagsan inta wax xukunta? (Haayoo, wuu Yahay).
مشاركة عبر