索马里语翻译 - 叶孤拜
古兰经索马里语译解,阿布杜拉·哈桑·叶孤拜翻译
قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ
1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya (Axad ah aan wax shariig ah lahayn).

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ
2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon (ma baahdaha loo wada baahan yahay).

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ
3. Ma dhalin (ma leh ilmo), lamana dhalin (ma leh waalid - aabbe iyo hooyo - iyo xaas midna).

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ
4. Ma jiro axad u dhigma (Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo).

مشاركة عبر