索马里语翻译 - 叶孤拜
古兰经索马里语译解,阿布杜拉·哈桑·叶孤拜翻译
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ
1. Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
2. Sharka wuxuu abuuray;
2. Sharka wuxuu abuuray;
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ
4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.

مشاركة عبر