Somali translation - Jacob
Translation of the meanings of the Noble Qur'an into the Somali language, translated by Abdullah Hasan Jacob.
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
1. Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha, Naxariista badan.
ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ
2. Ammaan idilkeed iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uumanka.
ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
3. Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista Badan1.
مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ
4.Boqorka Maalinta Jaazeynta (Qiyaamada) ee leh hantana wax walba.
إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ
5.Adigoo Keliya baynu(Allow)ku caabudi,oo Adigoo Keliya baynu ku weydiisan kaalmo.
ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ
6. Ee nagu hanuuni (oo sug) Jidka Toosan.
صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ
7. Jidka kuwaad u Nicmaysay2, aan aheyn (jidka) kuwa loo cadhooday3 iyo (jidka) kuwa lunsan midna.
مشاركة عبر