Header Include

Somali translation - Jacob

Translation of the meanings of the Noble Qur'an into the Somali language, translated by Abdullah Hasan Jacob.

QR Code https://quran.islamcontent.com/fa/somali_yacob

إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ

1. Hubaal Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.

1. Hubaal Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ

2. Maxaa ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qadarku yahay?

2. Maxaa ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qadarku yahay?

لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٞ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٖ

3. Habeenka Qadarku (camalka iyo cibaadeysigeed) wuxuu ka khayr iyo ajar badan yahay kun bilood (83 sano iyo afar bilood).

3. Habeenka Qadarku (camalka iyo cibaadeysigeed) wuxuu ka khayr iyo ajar badan yahay kun bilood (83 sano iyo afar bilood).

تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرٖ

4. Malaa’igta iyo Jabriil baa la soo dega (habeenkaa) Idanka Rabbigood arrin walba oo xukun ah,

4. Malaa’igta iyo Jabriil baa la soo dega (habeenkaa) Idanka Rabbigood arrin walba oo xukun ah,

سَلَٰمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطۡلَعِ ٱلۡفَجۡرِ

5. Nabad weeye (habeenkaa) ilaa waagu ka baryo1.

1. Caa'isha a.k.r. waxaa laga soo weriyey in Rasuulkii Alle s.c.w. yidhi: Ka doondoona layaltul Qadarka tirooyinka is dheer ee tobanka habeenood ee u dambeeya Ramadaanka. (W.w. Al-Bukhaari).
5. Nabad weeye (habeenkaa) ilaa waagu ka baryo1.
Footer Include